Sunday, September 5, 2010

SOMALI DIR CLAN ELDERS LIST AND SETTELMENTS

DEEGANADA BEESHA MADALUUG

the mandallug themselves among raxanweyn eelay, and the shabeelle upstream Qallaafo, near doolow has bardheere and Jamaame, Nuur in the valley of al shabeelle west of Qallafo, The Makahiil near Kismayo, and The xeeble Angolle has the west of the Beled Weyne, a Bufow the east of the vast loop of shabeelle near xamaro xaddaad and reer majumo among eelay of baydhowa.

Madallug would also create a dir The main clans, the Gadabuursi, a term that etymologies are popular derivative Gudo,
Mandaluug Shabeele - Jubba
les mandallug proprement dits parmi les raxanweyn eelay, ainsi que sur le shabeelle en amont de Qallaafo, pres de doolow, a bardheere et a jamaama, les Nuure dans la vallee du shabeelle a l ouest de Qallafo, Les Makahiil pres de Kismaayo, Les xeeble et les Angolle a l'ouest de de Beled Weyne, les Bufow a l'est de la grande boucle du shabeelle pres de xamaro xaddaad, et les reer majumo parmi les eelay de baydhowa.
Madallug aurait egalement engendre l'un des princpaux clans dir, celui des Gadabuursi, terme que les etymologies populaires font derive de gudo,
Kelafo area

Baar Bajiimal
Ba’ad Bajiimal

Gumare Da'are-Niman Moyko (Dir-Bajimal+Gasar)
2)Shabelle Niman-Gobyal Dhurdhere Bajimal (Dir)
3)Qodi Budul-Burdhinle Mustahil (Dir)
4)Iimey Dubo -Dir or Hawiya/Rer Ammaadin (Ogaden) and Galameys
5)Iimey district is jointly controlled by the Duba , Dir and Rer Ammadin of the Ogaden.

The Dir of Ethiopia


The Dir in Ethiopia are represented by the Issas, Gurgure, Guure, Quranyo Maxamed, Akisho, Gadabuursi, Gadsan, Gariir, Fiqi Muhumand, Qubeys, Layiile, Mandaluulg, Baajimaal, and Wardaai. The majority live in the Dira Dhabe area, Jijiga region, and by the Awash River.

The rest of the Ethiopian Dir clans live in southern parts near the Somali border near Dollo Ado and as far as Guure Dhamoole and Negele. The clans of the Dagoodi, Ajuuran, Jiido, Gabra, and Garre are all associated with the four Dir ancestral progenitors. The Dir occupy vast territories stretching from Baale (Nagelle), Baabule, Fayaanbiiro, Qabri-Bayah, Fiq, Hara-Maaya, Harar, and Dadar.

The Dir are well represented in the 10 major states of the Somali Region in Ethiopia

1Gobolka Shiniile
2. Gobolka Jig-jiga
3. Gobolka Jarareed
4. Gobolka Nogbeed
5. Gobolka Qoraxay
6. Gobolka Doollo
7. Gobolka Shabeele
8. Gobolka Liibaan
9. Gobolka Afdheer
10. Gobolka Jigjiga

1 Awbare (Gedabursi)
2 Dhagaxle(Dir)
3 Gursum(Dir)
4 Jigjiga
5 Qabri Bayax
6 Wajaale(Habar Awal)
7 Xarshin(Habar Awal+Arab)
8Gobolka Shiniile

1 Diridhabo(Dir Ciise, Gurgure +Oromo)

2 Shiiniile(Dir , Oromo)

3 Ayshica(Dir, Oromo)

4 Danbal(Dir, Oromo)

5 Erar (Dir Gurgure, Oromo)

6 Afdam(Dir, Oromo)

7 Ma,ayso(Dir,Oromo)

8Gobolka Dhagaxbuur 4 districts
• 1 Awaare(Ciidagale)
• 2 Dhagaxbuur(Dir-Gaadsan, Sheekhaal , Ogaaden)
• 3 Dhagaxmadow(Ogaadeen)
• 4 Gaashaamo(Dir Habar Yoonis)
• Gobolka Wardheer
1)Gumare Da'are-Niman Moyko (Dir-Bajimal+Gasar)
2)Shabelle Niman-Gobyal Dhurdhere Bajimal (Dir)
3)Qodi Budul-Burdhinle Mustahil (Dir)
4)Iimey Dubo -Dir or Hawiya/Rer Ammaadin (Ogaden) and Galameys
5)Iimey district is jointly controlled by the Duba , Dir and Rer Ammadin of the Ogaden.
Gadsan Dir
In Ethiopia, Gaadsan clan reside in three districts : the Liban district (Jarrati, Waladaya, Doolow and Guuredhamole), Godey district (Iimey and Boola), and Gashamo district (Nusdariiq, Marsin, Kabtinuur and Qabridhare).

Xildhibaanada Beesha Direed ee ku sugan Magaalada Baydhabo oo Bayaan adag soo saarey.
Shir socdey saacado badan oo lagu qabtey Hoteel Bakiin ee magaalada baydhabo, ayna isugu yimaadeen Xildhibaanada Beesha Direen isla markaana looga hadlaayey xaalada guud ee dalka gaar ahaan dhinaca aawood qaybsiga siyaasadeed ee DFKMG, maamulka, adkeynta Hay’adaha Qaranka, ku dhaqanka Axdiga iyo Sharciga, ayaa shirkaan si wada jira ah uga wada qaybgaleen wakiilada Beelaha Isaaq, Biimaal, Madaluug, Awsiciid iyo Baajimaal waxaana gudnaanadkiisa laga soo saarey qodobadan.

1-in Beesha Direed dhinaca looga riixey ka qaybgelinta wadatashiga sare ee lagu go’aaminayo jaangooyada wada dhiska awoodaha Dowladda xag siyaaso, maamul iyo Amniba, taasoo soo jiitameysay Sedaxdii sano ee la soo dhaafey dibna loogu dulqaadan Karin.

2-In ay jiraan xadgudubyo bareer ah oo Beesha Direed uga imaanaya hogaanka sare ee Dowladda oo lagu dhaawacayo karaamadooda, laguna duudsiinayo kaalintii kaga aadaneyd Qaran dhiska Soomaaliyeed, loona gacan dhaafayo had iyo jeer xulka iyo magacaabista xubnihii uga qaybgelilahaa awoodaga sare ee Dowladda.

3-In lays dhex jiirsiiyey Awoodihii Dowlanimo ee Axdigu qorey, dhabahana loo xaarayo wiiqida kala soocnaanta Awoodaha Hay’adaha Dowlanimo ee Qaranka si talada meel ugu uruurto oo mabda’ii isu dheelitirka Awoodaha loo buriyo.

4-In ay tahay arin fool xumo ku ah qaranimada Soomaaliya iyo sharafta Dowladnimo in ilaa iyo hada Gudoomiyihii maxkamada sare uu sharcidaro u xiran yahay, taasoo loo aaneyn karo kali ah asbaabo ismaandhaaf siyaasadeed ku lug leh.

5-In la sii la ciifinaayo Midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed, dibna loogu tumanaayo is aaminkii Qaran ee ka dhashay shirkii dibuheshiisiinta ee lagu soo dhisay Hay’adaha Federaaliga ee Dowladda,
sibabahaas oo idil aawgood Xildhibaanada Beelaha kor ku xusan, waxay hoosta ka xariiqayaan in loo baahan yahay wadahadalo adag oo lagu saxaayo dhaliilahaan oo wadanka u horseedaya bur bur iyo is aamin daro ayaa lagu yiri bayaankan ay soo saareen Xildhibaanad Beesha Direed eek u kulmay Hoteel Bakiin ee Magaalada Baydhabo.

hase ahaatee arimahaan dhacaaya ayaa waxay ka mid yihiin caqabada horyaala Xukuumada cusub ee Ra’iisul Wasaare Col/ Nuur Cade ee aan wali helin kalsoonida Baarlamaanka, islamarkaana laga cabsi qabo in ay dhicisoowdo, inkastoo hadal haynteeda ay ku badan tahay in xubin kasta oo Wasiiradda ka tirsan Baarlamaanka mid mid looga weydiindoono kalsooni, balse ma cada in ay dhaceyso iyo in kale arintaas, laakiin la ogaandoonee Todobaadyada soo socda, halka ay ku biyo shubtaan hadaladaan is burinaaya.
Maxamed Macallin Cismaan(All-man) Somalitalk Baydhabo.
fatxumaalik@hotmail.com

Posted: Tue Aug 21, 2007 9:20 pm Post subject: LIISKA ERGEDA BEESHA DIREED EE SHIRKA DIB U HESHIISIINTA

________________________________________
Suldan Mohamed Bule Jirow Dir Warday
Omar Bulale Ahmed Dir Warday
Sheikh Haji nasir Dir Warday
Hassan Gedi Rable Dir Warday
Name Clan Sub Clan
Suldan Isma'il Dirad Ali Dir Reer-Aw-Sa'id
Abdurahman Sheikh Hassan Dir Reer-Aw-Sa'id
Mohamed Mursal Dhi'is Dir Reer-Aw-Sa'id
Ibrahim Kusow Ise Dir Reer-Aw-Sa'id

Name Clan Sub Clan

Suldan Hassan Dhi'is Dir Madaluug
Mohamed Sheikh Hussein Dir Madaluug
Abdi Yare Jama Dir Madaluug
Rage Hashi Kalif Dir Madaluug
Name Clan Sub Clan
Ugas Abdihakim Ugas Mohamed Dir Baajamaal
Ali Muhumed Abdi Dir Baajamaal
Yusuf Abdi Mullah Dir Baajamaal
Diriye Mohamud Abdi Dir Baajamaal
Name Clan Sub Clan
Abdalla Mohamed Ali Dir Biimaal
Sheikh Gedow Ahmed Mohamed Dir Biimaal
Nur Ali Hussein Dir Biimaal
Sheikh Muhidin Sheikh Ali Mumin Dir Biimaal
Abdirahman Hussein Mohamed (Qaxoti) Dir Biimaal
Abdi Afeyle Sumow Dir Biimaal
Hamido Sid Ali Hussein Dir Biimaal
Mohamud Mohamed Hussein Dir Biimaal
Abdullahi Ali Mohamed Dir Biimaal
Muneso Ahmed Nur Dir Biimaal
Ahmed Mohamed Barre Dir Biimaal
Ibrahim Mohamed Barow Dir Biimaal
Mohamud Sid Awkar Dir Biimaal
Amina Sheikh Osman Mohamed Dir Biimaal
Hassan Mohamed Sheikh Dir Biimaal
Nur Hassan Ali Dir Biimaal
Muhidin Mohamed Haji Dir Biimaal
Omar Abshir Omar Dir Biimaal
Adani Ahmed Diqow Dir Biimaal
Ya'quub Abdi Ya'quub Dir Biimaal
Mohamud Ali Hamunle Dir Biimaal
Ugas Farah Abdi Sheikh Dir Biimaal
Abdiwali Sheikh Abdurahman Mubarak Dir Biimaal
Adan Moallim Abdi Dir Biimaal
Ahmed Ileye Ali Dir Biimaal
Sheikh Mohamud Nur Isse Dir Biimaal
Abal Mohamed Sheikh Dir Biimaal
Muslimo Barqadle Dir Biimaal
Ali Abdalla Olow Dir Biimaal
Guled Takhal Dir Biimaal
Name Clan Sub Clan
Mohamed Sheikh Mumin Sheikh Hassn Dir Sure-Qubeys
Ibrahim Haji Omar Dir Sure-Qubeys
Dr.Osman Hassan Dirshe Dir Sure-Qubeys
Drs.Fadumo Hassan Osoble Dir Sure-Qubeys
Eng.Abdirashid Ahmed Isak Dir Sure-Qubeys
Mohamed Ahmed Osman (Dholey) Dir Sure-Qubeys
Nur Isse Adam Dir Sure-Qubeys
Mohamud Gedi Burgal Dir Sure-Qubeys
Hussein Gedi Jimale Dir Sure-Qubeys
Name Clan Sub Clan
Ugas Mohamed Ugas Adan Haji Hussein Dir Sure-Abdalle
Col.Osman Ahmed Gedi (Bale Tag) Dir Sure-Abdalle
Dr.Abdiwali Adan Abdi Dir Sure-Abdalle
Ibrahim Sheikh Adan (Indhagaduud) Dir Sure-Abdalle
Haji Ahmed Hassan Adan (Dhagaweyne) Dir Sure-Abdalle
Sheikh Ahmed Sheikh Muhumed (A/Noc) Dir Sure-Abdalle
Ali Dhuh Mohamud Dir Sure-Abdalle
Drs.Istarlin Ahmed Sahal Dir Sure-Abdalle
Mohamed Said Mohamed Dir Sure-Abdalle
Hassan Nur Dhegod Dir Sure-Abdalle
Maryam Jama Hirsi (Nero) Dir Sure-Abdalle
Mohamud Adan Elmi (Odawa) Dir Sure-Abdalle
Sheikh Khalif Abdi Dirshe Dir Sure-Abdalle
Mohamud Warsame Farah Dir Sure-Abdalle
Mohamed Hassan Ali Dir Sure-Abdalle
Suldan Abdinur Amed Shiekh Muse Dir Sure-Abdalle
Name Clan Sub Clan
Ugas Sheikh Hassan Jama Dir Gadabuursi
Mohamed Ali Mohamud Dir Gadabuursi
Ali Obsiye Badaar Dir Gadabuursi
Mohamed ali Dhiirrane Dir Gadabuursi
Abiib Sh.Mohamed Mohamud Dir Gadabuursi
Abdullahi Kibar Farah Dir Gadabuursi
Ibrahim Xussein Muse Dir Gadabuursi
Ahmed Kaahin Barre Dir Gadabuursi
Ibrahim Abdi Tukaale Dir Gadabuursi
Diriye Awale Hande Dir Gadabuursi
Farah Kulmiye Hami Dir Gadabuursi
Suleyman Omar (Ali Haydh) Dir Gadabuursi
Ibrahim Abdi Tukaale Dir Gadabuursi
Mohamed Idhamod Igal Dir Gadabuursi
Hussein Kamil Abise Dir Gadabuursi
Daud Omar Guled Dir Gadabuursi
Said Hassan Gedi Dir Gadabuursi
Abdulkadir Mohamed Hadi Dir Gadabuursi
Mohamed Muse Amir Dir Gadabuursi
Mohamed Abdullahi Arab Dir Gadabuursi
Mohamed Elmi Mihile Dir Gadabuursi
Idiris Hadi Qalinle Dir Gadabuursi
Barkhad Awale Adam Dir Gadabuursi
Mohamed Osman Jabril Dir Gadabuursi
Osman Hassan Roble Dir Gadabuursi
Abdullahi Abdi Adan Dir Gadabuursi
Yusuf Adan Abtidon Dir Gadabuursi
Sheikh Osman Hashi Fure Dir Gadabuursi
Sheikh Yusuf Ibrahim Obsiye Dir Gadabuursi
Sheikh Ibrahim Hussein Abulle Dir Gadabuursi
Sheikh Adan Abdullahi Ali Dir Gadabuursi
Hibo Haji Ibrahim Buni Dir Gadabuursi
Bureqo Mohamed Hadi Dir Gadabuursi
Asha Mohamed Omar Dir Gadabuursi
Abshiro Ahmed Moallim Dir Gadabuursi
Maryan Yusuf Kibar Dir Gadabuursi
Name Clan Sub Clan
Al-Haaji Hirsi Haji Gaboobe Dir Ciise
Aqil Ahmed Diiriye Ige Dir Ciise
Mohamed yusuf Ahmed Dir Ciise
Abdirisak Yasin Hassan Dir Ciise
Bashir Abdullahi Diriye Dir Ciise
Idiris Haji Jama Dir Ciise
Mohamed Ahmed Wabari Dir Ciise
Mohamed Idle Dir Ciise
Abduwahab Dahir Burale Dir Ciise
Dr. Muse Sheikh Abdi Dir Ciise
Sheikh Bule Elmi Wabari Dir Ciise
Sheikh Ahmed Diriye Dir Ciise
Sheikh Osman Abdi Dharar Dir Ciise
Sheikh Ali Ige Bile Dir Ciise
Sheikh Hamud Duale Dir Ciise
Amino Muse Hadi Dir Ciise
Mulki Diriye Diheye Dir Ciise
Shamso Dahir Farah Dir Ciise
Amino Adan Aynan Dir Ciise
Sahro Yonis Sa'ad Dir Ciise
Habiibo Ateye Giire Dir Ciise
Sargalo Mohamud Dir Ciise
Gele Rirash Abdi Dir Ciise
Abdirisak Sheikh Abdi Dir Ciise
Macaad Nur Igal Dir Ciise
Qalinle Burale Muse Dir Ciise
Faysal Hussein Dir Ciise
Abdi Duran Aqan Dir Ciise
Omar Ali Wa'ays Dir Ciise
Sakariya Ali Molid Dir Ciise
Yusuf Abdow Ali Abiikar Dir Ciise
Name Clan Sub Clan
Mohamud Mohamed Ali Dir Isak-Ciida-Gale
Hassan Badmaax Meegaag Dir Isak-Ciida-Gale
Jama ali matan Dir Isak-Ciida-Gale
omar ali moulid Dir Isak-Ciida-Gale
Soleman Hussein Muse Dir Isak-Ciida-Gale
Mohamud Ahmed Duale Dir Isak-Ciida-Gale
Ahmed Ali Hsaan Dir Isak-Ciida-Gale
Dahir Mohamed Abdullahi Dir Isak-Ciida-Gale
Ali Mohamed Hashi Dir Isak-Ciida-Gale
Mohamed Buhi Dhegoole Dir Isak-Ciida-Gale
Abdullahi Hassan Mohamed Dir Isak-Ciida-Gale
Abdiweli Abdullahi Mohamud Dir Isak-Ciida-Gale
Qowdan Abdullahi Mohamud Dir Isak-Ciida-Gale
Suudi Elmi Hireey Dir Isak-Ciida-Gale
Sahra Ahmed Kariye Dir Isak-Ciida-Gale
Asha Ali Mahdi Dir Isak-Ciida-Gale
Name Clan Sub Clan
Omar Ali Hassan Dir Issak-Habar-Yonis
Ismail Ahmed Cige Dir Issak-Habar-Yonis
Hassan Arabala Dir Issak-Habar-Yonis
Abdullahi Dahir Abdi Dir Issak-Habar-Yonis
Abbas |Mohamud Mumin Dir Issak-Habar-Yonis
Sheikh Said Abdalla Dir Issak-Habar-Yonis
Bashir Mohamed Abdirahman Dir Issak-Habar-Yonis
Ahmed Abdikarim Dir Issak-Habar-Yonis
Hariir Adan Dir Issak-Habar-Yonis
Ahmed Ali Nur Dir Issak-Habar-Yonis
Abdullahi Ali Said Dir Issak-Habar-Yonis
Farah Jama Farah Dir Issak-Habar-Yonis
Abdirizak Mohamed Hersi Dir Issak-Habar-Yonis
Ismail Cadantegey Dir Issak-Habar-Yonis
Mohamed Abdullahi Abbas Dir Issak-Habar-Yonis
Ali Abdi Ahmed Dir Issak-Habar-Yonis
Said Abyan Hayd Dir Issak-Habar-Yonis
Mohamed Hersi Dir Issak-Habar-Yonis
Ahmed Abdirahman Mohamed Dir Issak-Habar-Yonis
Hassan Sheikh Ibrahil Dir Issak-Habar-Yonis
Yahya Ahmed Reygal Dir Issak-Habar-Yonis
Hawo Musse Dir Issak-Habar-Yonis
Safiya Hassan Qalinle Dir Issak-Habar-Yonis
Sahra Kahin Abdi Dir Issak-Habar-Yonis
Amina Osman Dir Issak-Habar-Yonis
Nimo Ali Hassan Dir Issak-Habar-Yonis
Said Yusuf Dir Issak-Habar-Yonis
Musse Ali Elmi Dir Issak-Arab
Khadar Iman Adan Dir Issak-Arab
Omar Ali Arale Dir Issak-Arab
Ahmed Iman Adan Dir Issak-Arab
Elmi Warsame Mohamed Dir Issak-Arab
Abdullahi Nur Mohamed Dir Issak-Arab
Mohamed Hassan Abdullahi Dir Issak-Arab
Amina Awil Ali Dir Issak-Arab
Yurub Raabi Osman Dir Issak-Arab
Ebado Mohamud Diriye Dir Issak-Arab
Ahmed Mohamed Guled Dir Issak-Arab
Ahmed Elmi Warsame Dir Issak-Arab
Hussein Ali Adan Dir Issak-Arab
Mohamed Ali Adan Dir Issak-Arab
Awil Ali Mahaad Dir Issak-Arab
Nimo Karrani Dir Issak-Arab
Ahmed Mohamed Omar DirIssak-Ayub
Ahmed Bajir Ahmed Dir Issak-Imran
Mohamud Abi Warsame DirIssak-Imran
Adan Ismail Roble Dir Issak-Sanbuur
Said Adan Mire Dir Issak-Habar Je'lo
Abdi Haji Mohamed Dir Issak-Habar Je'lo
Abdirizak Hussein Hassan DirIssak-Habar Je'lo
Yusuf Botan Duale Dir Issak-Habar Je'lo
Abdullahi Hayir Duale Dir Issak-Habar Je'lo
Adan Jama Duale Dir Issak-Habar Je'lo
Farah Subie Mohamed Dir Issak-Habar Je'lo
Mohamed Ismail Gedi Dir Issak-Habar Je'lo
Egeh Waeys Roble Dir Issak-Habar Je'lo
Amina Omar Jama Dir Issak-Habar Je'lo
Faduma Ali Abdi Dir Issak-Habar Je'lo
Nuro Mohamud Mohamed DirIssak-Habar Je'lo
Istar Duale Warsame Dir Issak-Habar Je'lo
Haweya Sahal Gedi Dir Issak-Habar Je'lo
Jibril Aydid Mohamed Dir Issak-Habar Je'lo
Abdi Osman Awale Dir Issak-Habar Je'lo
Ali Osman Hassan Dir Issak-Habar Je'lo
Abdi Saleban Biyole Dir Issak-Habar Je'lo
Mohamud Adan Dirir Dir Issak-Habar Je'lo
Hussein Ahmed Hassan DirIssak-Habar Je'lo
Warsame Jama Isse Dir Issak-Habar Je'lo
Ali Hassan Jama Dir Issak-Habar Je'lo
Ali Saleban Duale Dir Issak-Habar Je'lo
Abdi Ahmed Garyare Dir Issak-Habar Je'lo
Salah Nur Ismail Badbado Dir Issak-Habar Je'lo
Omar Haji Awad Qurshe Dir Issak
Ahmed Yusuf Shide Dir Issak
Farah Ali Shide Dir Issak
Abdullahi Yusuf Ahmed Dir Issak
Mohamed Yasin Awale Dir Issak
Said Mohamed Abdullahi Dir Issak
Mohamed Ahmed Ismail Dir Issak
Hassan Ahmed Ali Dir Issak
Ahmed Ismail Osman Dir Issak
Ahmed Mohamed Adan Dir Issak
Sheikh Said Mahaad Abdalla Dir Issak
Maryan Dirir Dir Issak
Sahra Ismail Adan Dir Issak
Fowzia Hassan Dir Issak
Sahra Mohamed Farah Dir Issak
Rowda Abdullahi Diriye Dir Issak
Kaltun Ismail Adan Dir Issak
Kowsar Osman Dir Issak
Mohamed Ahmed Gaheyr Dir Issak
Omar Mohamed Abdi Dir Issak
Abdullahi Ismail Mohamed Dir Issak
Deeq Abdi Hashi Dir Issak
Said Jabril Ali Nur Dir Issak
http://www.cowslafil.com/forum/viewtopic.php?p=633 - 34k

Tirada loo qeybsaday wasaaradaha oo lagu saleeyey 4.5-ka
Beelaha D/M Hawiye Darood Dir B/shanad
Wasiiro 7 7 7 7 3
W/kuxigeen 7 7 7 7 3
W/Dowlo 2 3 2 2 2


Wasiirada

1. Xil. Ismaciil Maxamuud Hure
(Dir/Isaaq/ Garxajir) Wasaaradda Waxbarashada

2. Xil. Ceydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf(Dir/Isaq/Garxajis)
RWX ahna Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka


3. Xil. Xusseen Ceelaabe Faahiye
(Dir/Godebiirsi)
Wasaaradda Qorsheynta
4. Drs. Qamar Aadan Ali
(Dir/ Surre)
Wasaaradda Caafimaadka
Xil. Ismaaciil Axmed Nuur
(Dir/Gaadsan)
Wasaaradda Gaashaandhigga
Xil. Cabdi Xaashi Cabdullaahi
(Dir/Isaaq H/awal)
Wasaaradda Degaanka iyo Bey'adda
Xil. Maxamed Cabdulaahi Kaamil (Dir/Ciise)
Wasaaradda Warshadaha
Xil. Cali Maxamuud Cabdi (Langare) (Dir/Isaaq/Habar Jeclo)
Wasaaradda Dib U Dhiska iyo Dib U Dejinta


Xil. Cabdikariin Cige Guuleed (Dir/Godebiirsi)
Wasaaradda Maaliyadda


Wasiir Ku-xigeenada


1. Xil. Axmed Ciise Cawale Yare (Dir/Isaaq Habar Awal)
Wasaaradda Dhallinyarada & Isboortiga

2. Xil. Maxamed Ismaciil Bulbul (Dir/Isaaq Tol Jecel)
Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha


3. Xil. Caasha Cabdullahi Ciise (Dir/Biyamaal)
Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Qoyska

4. Xil. Cabdirahman Ismail Dirir (Dir/Godebiirsi)
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta


5. Xil. Maxamed Cabdi Cawad (Dir/Isaaq Arab)
Wasaaradda Dib U Dhiska iyo Dib u Dejinta

6. Xil.Maxamed Cali Daheeye (Dir/ Ciise)
Wasaaradda Dalxiiska iyo Duur Joogta


7. Xil. Xassan Buraale Maxamed (Dir/Madaluug)
Wasaaradda Garsoorka


Maxaad ka taqaan Beelaha ay ka kala soo jeedaan
Xubnihii Golaha Wasiirada Cusub ee uu ku dhawaaqay Col. Nuur Cadde
Wasiirada: DM DAROOD HAWIYE DIR B-5aad
1-Xil. Saalim Caliyow Ibrow Ra'iisul wasaare Kuxigeen ahna Wasaarada Hidaha & Tacliinta Sare (Digil/ Jiido) 1
2-Xil. Ceydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf Ra'iisul wasaare Kuxigeenka Ahna Wasaaradda Dastuurka.(Dir/Isaaq Garxajis) 1
3-Xil. Maxamed Cali Xirsi Ra'iisul Wasaare Kuxigeen ahna Wasaaradda Howlaha Guud & Gur.(Hawiye, H/gidir Sacad) 1
4-Xil. Cali Maxamed Maxamuud Xareed Wasaaradda Dalxiiska (Beesha Carab Maxamuud Saalax) 1
5-Xil. Khadiija Maxamed Diiriye Wasaaradda Haweenka (Beesha 5aad/ Yaxar) 1
6-Mr. Cabdiraxman Cabdi Xuseen Wasaaradda Warfaafinta (Beesha 5aad Reer Aw Xasan) 1
7-Xil. Ismaciil Maxamuud Hure Wasaaradda Waxbarashada (Dir/Isaaq Garxajir) 1
8-Xil. Xusseen Ceelaabe Faahiye Wasaaradda Qorsheynta (Dir/Godebiirsi) 1
9-Xil . Drs. Qamar Aadan Ali Wasaaradda Caafimaadka (Dir/ Surre) 1
10-Xil. Ismaaciil Axmed Nuur Wasaaradda Gaashaandhigga (Dir/Gaadsan) 1
11-Xil. Cabdi Xaashi Cabdullaahi Wasaaradda Degaanka iyo Bey’adda (Dir/Isaaq H/awal) 1
12-Xil. Maxamed Cabdulaahi Kaamil Wasaaradda Warshadaha (Dir/Ciise) 1
13-Xil. Xassan Maxamed Nuur Wasaaradda Amniga Qaranka (Mirifle/ Xariin) 1
14-Xil. Maxamed Nuuraani Bakar Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha (Digil/Tuni 1
15-Xil. Ibrahim Isaq Yarow Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta (Mirifle/Garwaale) 1
16-Mr. Maxamed Cali Xaamud Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga (Mirifle/Jilible) 1
17-Xil. Maxamed Ibraahim Xaabsade Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka (Mirifle/ Leysaan) 1
18-Xil. Madoobe Nuunow M. Wasaaradda Dhallinyada & Isboortiga (Digil/ Dabare) 1
19-Xil. Cabdi Mohamed Tarah Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta (Daarood/Ogaadeen) 1
20-Xil. Cali Jaamac Jengeli W/ Was. Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa (Daarood/Dhulbahante) 1
21-Xil. Cali Ismaaciil Cabdi Giir Wasiirka, Was.Gadiidka Badda & Dekedaha ( Daarood/Leelkase 1
22-Xil. Cabdiraxmaan Jaamac Abdalla W/ Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda (Daarood/ Warsangeli) 1
23-Xil. Maxamed Yusuf Weyrax Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda (Daarood/Majeerteen) 1
24-Xil. Cabdullaahi Yusuf Maxamed W/ Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta (Daarood/Awrtable) 1
25-Xil. Cabdirisaaq Isaaq Biixi W/ Wasaaradda DibU dhiska iyo Dib U Dejinta (Daarood/Mareexaan) 1
26-Xil. Maxamed Maxamuud Guuleed Wasaaradda Arrimaha gudaha (Hawiye, H/gidir/ Saleebaan) 1
27-Xil. Abdulaahi Axmed Afrax Wasaaradda Ganacsiga (Hawiye. Mudullood/ Waceysle) 1
28-Xil. Xassan Dhimbil Warsame Wasaaradda Garsoorka iyo Cadaaladda (Hawiye, H/gidir/Cayr) 1
29-Xil. Cabdulqaadir Nuur Caraale Wasaaradda Beeraha (Hawiye/ Murusade) 1
30-Xil. Cali Cabdulaahi Cosoble Wasaaradda Dib U heshiisiinta (Hawiye/Xawaadle) 1
31-Xil. Muuse Nuur Amiin Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha. (Hawiye/Gaaljecel, Barsane) 1
TIRADDA AY BEEL WALBA HESHEY 7 7 7 7 3
Wasiir Ku-xigeenada:
DM DAROOD HAWIYE DIR B-5aad
1. Xil. Fahma Axmed Nuur Wasaaradda Arrimaha Gudaha (Beesha 5aad/ Reer Xamar) 1
2. Xil. Xassan Ibrahim Maxamed Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare (Beeshan 5aad/ Ajuuraan) 1
3. Sh. Jamac Xaaji Xuseen Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta (Beesha 5aad/ Jareer Weyne) 1
4. Xil. Axmed Ciise Cawale Yare Wasaaradda Dhallinyarada & Isboortiga (Dir/Isaaq H/Awal) 1
5. Xil. Maxamed Ismaciil Bulbul Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha (Dir/Isaaq Tol Jecel) 1
6. Xil. Caasha Cabdullahi Ciise Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Qoyska (Dir/Biyamaal) 1
7. Xil. Cabdirahman Ismail Dirir Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta (Dir/IGodebiirsi) 1
8. Xil. Maxamed Cabdi Cawad Wasaaradda Dib U Dhiska iyo Dib u Dejinta (Dir/Isaaq Arab) 1
9. Xil.Maxamed Cali Daheeye Wasaaradda Dalxiiska iyo Duur Joogta (Dir/ Ciise) 1
10. Xil. Xassan Buraale Maxamed Wasaaradda Garsoorka (Dir/Madaluug) 1
11. Xil. Sharif Cali Maxamed Abukar Wasaaradda Warshadaha (Mirifle/ Asharaaf) 1
12. Xil. Cabdi Kaafi Xassan Wasaaradda Ganacsiga (Digil/Garre) 1
13. Xil. Cabdi Xaaji Yariis Wasaaradda Dastuurka iyo Federaalka (Mirifle/ Eelaay) 1
14. Xil. Khaliif Sheekh Cabdullahi Wasaaradda Beeraha (Mirifle/ Boqol Hore) 1
15. Xil. Maxamud Cabdi Xasan (Bekos) Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta (Mirifle/ Hubeer) 1
16. Xil. Amiin Axmed Sheekh Wasaaradda Maaliyadda (Mirifle/ Gasargude) 1
17. Xil. Cali Maxamed Nuur Wasaaradda Degaanka (Mirifle/ 5ta Caleemood) 1
18. Xil. Xassan Cabdi Guure Wasaaradda Dib U heshiisiinta (Daarood/ogaadeen) 1
19. Xil. Cabdullahi Axmed Cabdille Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka (Daarood/Leelkase) 1
20. Xil. Cabdirahman Sh. Ismaaciil Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha (Daarood/Dhulbahante) 1
21. Xil. Maxamud Axmed Kulalihi Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga (Daarood/ Majeerteen) 1
22. Ms. Jamila Siciid Muuse Wasaaradda Qorshaynta (Daarood/Majeerteen) 1
23. Xil. Maxamed Maxamud Indhageel Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta (Daarood/Mareexaan) 1
24. Xil. Cabdulaahi Bile Nuur Wasaaradda Waxbarashada (Daarood.Majeerteen) 1
25. Xil. Ciise Weheliye Maalin Wasaaradda Caafimaadka (Hawiye/Murusade) 1
26. Xil. Salaad Cali Jeelle Wasaaradda Gaashaandhigga (Hawiye/ Mudullood, Harti Abgaal) 1
27. Xil. Cumar Adan Xassan Wasaaradda Xanaanada Xoolaha (Hawiye/ Gaaljecel/Dirsame) 1
28. Xil. Maxamed Sh. Isaaq Abaadir Wasaaradda Gadiidka Badda iyo Dekedaha (Hawiye/Gugundhabe, Jajeele) 1
29. Xil. Xirsi Adan Rooble Afrax Wasaaradda Warfaafinta (Hawiye/ H/gidir, Saruur) 1
30. Xil. Maxamed Xassan Ibraahim (Qoone) Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda (Hawiye/Xawaadle) 1
31. Xil. Bashir Maxamed Aden Wasaaradda Amniga Qaranka.(Hawiye/Sheekhaal) 1
TIRADDA AY BEEL WALBA HESHEY 7 7 7 7 3
Wasiiru- Dawlayaasha:
DM DAROOD HAWIYE DIR B-5aad
1-Xil. Sh. Aden Sh. Maxamed Deer Wasaaradda Dib U heshiisiinta (Mirifle/Luwaay) 1
2-Xil. Cali Maxamuud Cabdi (Langare) Wasaaradda Dib U Dhiska iyo Dib U Dejinta (Dir/Habar Jeclo) 1
3-Xil. Maxamed Maxamud Xeyd Wasaaradda Gaashaandhigga (Beesha 5aad/ Muuse Dheri) 1
4-Xil. Barre Ugaas Wasaaradda Warfaafinta (Daarood/ Ogaadeen) 1
5-Xil. Maxamed Axmed Kulan Wasaaradda Beeraha (Daarood/Majeerteen) 1
6-Xil. Ibrahim Maxamud Isaaq Wasaaradda Qorsheynta (Mirifle/Macalin Weyne) 1
7-Xil. Axmed Cumar Gaagaale Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta (Hawiye/ Gudundhabe Baadi Cadde) 1
8-Xil. Saalax Ismaaciil Sakaawe Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda (Beesha 5aad/ Reer Xamar) 1
9-Xil. Maxamed Xuseen Caddow Wasaaradda Arrimaha Dibedda (Hawiye/Mudullood Ujeejeen) 1
10-Xil. Bootaan Ciise Caalin Wasaaradda Gaadiidka Cirka & Dhulka (Hawiye/Duduble) 1
11-Xil. Cabdikariin Cige Guuleed Wasaaradda Maaliyadda (Dir/Godebiirsi) 1
TIRADDA AY BEEL WALBA HESHEY 2 2 3 2 2
MAXAMED XAAJI CALI “Qaybsigii Carta ma xal bay ahayd mise xaq bay ahayd”
Maxamed Xaaji Cali oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa tilmaan ka bixiyay qaabkii ay qabaa’ilada Soomaaliyeed wax ugu soo qaybsadeen degmadii Carta isagoo xusay in halkaasi ay isugu tageen qabaa’ilo Soomaaliyeed oo ay haysay baahi dowladeed, waxbadan oo qabaa’iladaas ka mid ahna ay tanaasul u sameeyeen sidii loo heli lahaa dowlad Soomaaliyeed.
“Qaybsigii Carta ma ahayn xaq ee wuxuu ahaa xal” ayuu yiri Maxamed Xaaji oo tusaale u soo qaatay beelaha direed oo hadda ka mid ah beelaha muranka xooga leh ka taagan yahay qaybsiga xubnaha baarlamaanka.
“Waxaan aad ula yaabay markii dirtii loo kala saaray Dir-koofureed, Isaaq, Gadabiirsi, iyo Ciise, sidaasna wax loogu qaybshay” ayuu yiri Maxamed Xaaji oo sheegay inaysan jirin wax la yiraahdo Dir-koofureed sida aysan u jirin Dir-waqooyi balse ay jiraan qabaa’illo wadaaga magaca Direed, sida loo xusayba Isaaq, Gadabiirsi iyo Ciise ayaa Dirta kalena ay kala yihiin Biyamaal, Surre, Wardaay, Madaluug, Awsaciid iyo Baajamaal, cadaalad darradii Carta ayay ka mid ahayd in 6-qabiil inta la isku qabto hal magac oo la abuuray la siiyo iyadoo Dirtii waqooyina ay sadex qabiil wax ku qaateen.
Maxamed Xaaji wuxuu xusay in isaga aragtidiisa in guud ahaan beesha Isaaq ayba tahay qabiilka ugu weyn beelaha Direed, qabiilka soo xigana uu yahay Biyamaal oo isaga kaligiis u kala baxa afar qabiil iyo adeerkood degana dhul aad u balaaran oo min Afgooye ilaa Kismaayo dhinaca kalena Bay iyo Bakool daadsan.
Maxamed Xaaji wuxuu ugu dambayntii tilmaamay aragtidiisa ku aadan xal u helida murunka dhex yaala beelaha direed isagoo yiri “Haddii laygala tashan lahaa qaybsiga 61-ka xubnood ee beelaha direed waxaan u qaybin lahaa sidatan: Isaaq 23-xubnood, Biyamaal 15-xubnood, Surre 9-xubnood, Gadabiirsi 6-xubnood, Ciise 3 xubnood, Wardaay 2-xubnood, Madaluug xubin, Baajamaal xubin, iyo aw saciid xubin.
Maxamed Xaaji wuxuu ugu dambayntii u soo jeediyay beelaha direed in iyaga dhexdooda looga baahan yahay in ay is qadariyaan oo midba midda kale waxa ay mudan tahay
<><><>
http://www.somalitalk.com/2004/july/23july14.html


Golaha Wasiirada uu ku dhawaaqay Nuur Cade iyo beelaha ay ka soo jeedaan. { 03 Dec 2007}
Xil. Fahma Axmed Nuur
W/Ku. Wasaaradda Arrimaha Gudaha
{Beesha 5-aad reer xamar}


Xil. Xassan Ibrahim Maxamed
W/ku. Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare
{Beesha 5-aad Ajuuraan}


Sh. Jamac Xaaji Xuseen
W/Ku. Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta
{Beesha 5-aad Jareer/weyne}


Xil. Axmed Ciise Cawale
W/Ku. Wasaaradda Dhallinyarada & Isboortiga
{Dir/Isaaq H/Awal}



Xil. Maxamed Ismaciil Bulbul
W/Ku. Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
{Dir/Isaaq Tol jecel}


Xil. Caasha Cabdullahi Ciise
W/ku. Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Qoyska
{Dir/Beejamaal}


Xil. Cabdirahman Ismaaciil Dirir
W/ku. Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta
{Dir/Godabiirsey}


Xil. Maxamed Cabdi Cawad
W/ku. Wasaaradda Dib U Dhiska iyo Dib u Dejinta
{Dir/Isaaq/Arab}


Xil.Maxamed Cali Daheeye
W/ku. Wasaaradda Dalxiiska iyo Duur Joogta
{Dir/Ciise}


Xil. Xassan Buraale Maxamed
W/ku. Wasaaradda Garsoorka
{Dir/Madaluug}


Xil. Sharif Cali Maxamed Abukar
W/ku. Wasaaradda Warshadaha
{Mrifle {Asharaaf}


Xil. Cabdi Kaafi M. Xassan
W/ku. Wasaaradda Ganacsiga
{Digil/ Garre}


Xil. Cabdi Xaaji Yariis
W/ku. Wasaaradda Dastuurka iyo Federaalka
{Mirifle/Eelaay}


Xil. Khaliif Sheekh Cabdullahi
W/ku. Wasaaradda Beeraha
{Mirifle/ Boqol hore}


Xil. Maxamud Cabdi Xasan
W/ku. Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta
{Mirifle/ Hubeer}


Xil. Amiin Axmed Sheekh
W/ku. Wasaaradda Maaliyadda
{Mirifle/ Gasargude}


Xil. Cali Maxamed Nuur
W/ku. Wasaaradda Degaanka
{Digil/ 5/ta Caleemood}


Xil. Xassan Cabdi Guure X. jabhad
W/ku. Wasaaradda Dib U heshiisiinta
{Daarood/Ogaadeen}


Xil. Cabdullahi Axmed Cabdille
W/ku. Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
{Daarood/Leelkassi}


Xil. Cabdirahman Sh. Ismaaciil
W/ku. Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha
{Daarood/Dhulbahante}


Xil. Maxamud Axmed Kulalihi
W/ku. Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga
{Daarood/Majeerteen}


Ms. Jamiila Siciid Muuse
W/ku. Wasaaradda Qorshaynta
{Daarood/Majeerteen}


Xil. Maxamed Maxamud Indhageelle
W/ku. Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta
{Daarood/Mareexaan}


Xil. Cabdulaahi Bile Nuur
W/ku. Wasaaradda Waxbarashada
{Daarood/Majeerteen}


Xil. Ciise Weheliye Maalin
W/ku. Wasaaradda Caafimaadka
{Hawiye/Murusade}


Xil. Salaad Cali Jeelle
W/ku xigeenka . Wasaaradda Gaashaandhigga
{Hawiye Mudulood/Abgaal}


Xil. Cumar Adan Xassan C.Dheere
W/ku. Wasaaradda Xanaanada Xoolaha
{Hawiye/ Gaaljecel/ Dirisame}


Xil. Maxamed Sh. Isaaq Abaadir
W/ku. Wasaaradda Gadiidka Badda iyo Dekedaha
{Hawiye/G.dhabe/Jajeele}


Xil. Xirsi Adan Rooble Afrax
W/ku. Wasaaradda Warfaafinta
{Hawiye/H/gidir/ Saruur}


Xil. Maxamed Xassan Ibraahim
W/ku.Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda
{Hawiye/Xawaadle}


Xil. Bashir Maxamed Aden
W/ku. Wasaaradda Amniga Qaranka
{Hawiye/Sheekhaal}.


Xildhibaan Cabdullaahi sh.Ismaaciil
Xildhibaanada Beesha Direed ee ku sugan Magaalada Baydhabo oo Bayaan adag soo saarey.
Shir socdey saacado badan oo lagu qabtey Hoteel Bakiin ee magaalada baydhabo, ayna isugu yimaadeen Xildhibaanada Beesha Direen isla markaana looga hadlaayey xaalada guud ee dalka gaar ahaan dhinaca aawood qaybsiga siyaasadeed ee DFKMG, maamulka, adkeynta Hay’adaha Qaranka, ku dhaqanka Axdiga iyo Sharciga, ayaa shirkaan si wada jira ah uga wada qaybgaleen wakiilada Beelaha Isaaq, Biimaal, Madaluug, Awsiciid iyo Baajimaal waxaana gudnaanadkiisa laga soo saarey qodobadan.

1-in Beesha Direed dhinaca looga riixey ka qaybgelinta wadatashiga sare ee lagu go’aaminayo jaangooyada wada dhiska awoodaha Dowladda xag siyaaso, maamul iyo Amniba, taasoo soo jiitameysay Sedaxdii sano ee la soo dhaafey dibna loogu dulqaadan Karin.

2-In ay jiraan xadgudubyo bareer ah oo Beesha Direed uga imaanaya hogaanka sare ee Dowladda oo lagu dhaawacayo karaamadooda, laguna duudsiinayo kaalintii kaga aadaneyd Qaran dhiska Soomaaliyeed, loona gacan dhaafayo had iyo jeer xulka iyo magacaabista xubnihii uga qaybgelilahaa awoodaga sare ee Dowladda.

3-In lays dhex jiirsiiyey Awoodihii Dowlanimo ee Axdigu qorey, dhabahana loo xaarayo wiiqida kala soocnaanta Awoodaha Hay’adaha Dowlanimo ee Qaranka si talada meel ugu uruurto oo mabda’ii isu dheelitirka Awoodaha loo buriyo.

4-In ay tahay arin fool xumo ku ah qaranimada Soomaaliya iyo sharafta Dowladnimo in ilaa iyo hada Gudoomiyihii maxkamada sare uu sharcidaro u xiran yahay, taasoo loo aaneyn karo kali ah asbaabo ismaandhaaf siyaasadeed ku lug leh.

5-In la sii la ciifinaayo Midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed, dibna loogu tumanaayo is aaminkii Qaran ee ka dhashay shirkii dibuheshiisiinta ee lagu soo dhisay Hay’adaha Federaaliga ee Dowladda,
sibabahaas oo idil aawgood Xildhibaanada Beelaha kor ku xusan, waxay hoosta ka xariiqayaan in loo baahan yahay wadahadalo adag oo lagu saxaayo dhaliilahaan oo wadanka u horseedaya bur bur iyo is aamin daro ayaa lagu yiri bayaankan ay soo saareen Xildhibaanad Beesha Direed eek u kulmay Hoteel Bakiin ee Magaalada Baydhabo.

hase ahaatee arimahaan dhacaaya ayaa waxay ka mid yihiin caqabada horyaala Xukuumada cusub ee Ra’iisul Wasaare Col/ Nuur Cade ee aan wali helin kalsoonida Baarlamaanka, islamarkaana laga cabsi qabo in ay dhicisoowdo, inkastoo hadal haynteeda ay ku badan tahay in xubin kasta oo Wasiiradda ka tirsan Baarlamaanka mid mid looga weydiindoono kalsooni, balse ma cada in ay dhaceyso iyo in kale arintaas, laakiin la ogaandoonee Todobaadyada soo socda, halka ay ku biyo shubtaan hadaladaan is burinaaya.
Maxamed Macallin Cismaan(All-man) Somalitalk Baydhabo.
fatxumaalik@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | Dec
o There have also been reports of about1000 Somali families crossing into Ethiopia (Barey District) on 19 September. They fled from Karaban village in Luuq district (Somalia) due to fighting over land ownership between the two clans: Gadsan (Dir) and Mo’alin Weyne (Rahanweyn). Further, almost 100 people a month are reported to be arriving in Sudan from Somalia traveling from Galkayo via Ethiopia into Sudan over a period of one and a half months.
http://ochaonline.un.org/OchaLinkClick.aspx?link=ocha&docid=1008515

1 comment:

Anonymous said...

rom the Scottish Geographical Society 1885[/i]


The Mendelluke who formed an alliance with the Ogaden after the Adal wars and the wars left them scattered all over the Somali peninsula as far as Kenya.

Interesting to note is the subclans mentioned below Mendelluke:

These are as follows:
Reer Idoor
Reer Makador , whom probably were scattered from the Habar Makador of the Samaroon.
Reer Ahmed


Reer Makador which I have asked some Mandalug about currently living in Kenya. He told me The Makador has a sub-clan called Axmed Guray. Another evidence to the wars.


Reer Makador , whom probably were scattered from the Habar Makador of the Samaroon.
Very possible. I have heard several stories like this. It wasn't only Makador but many other Somali clans got separated because of the Adal wars and many other wars against Ethiopian colonial powers.




Yes many clans bro without a doubt, but it's indeed interesting that the relation between Ciise + Gadabursi and Absame has been always peaceful.

Why I'm telling this about the Makador, especially the Ahmed Gurey subclan among the southern Makador of the Madalug.

The Reer Ahmed Gurey - Muse - Makador of the Southern Madalug

In Samaroon we have a subclan called Muse Makador too. The southern Mandalug have a subclan below Muse Makador called Ahmed Gurey which is definitely a link between the Ahmed Gurey mentioned in the Futuh Al Habasha: Conquest of Abyssinia belonging to the Habr Makadur of the Gadabursi, which make up roughly 90% of the clan today. They were the first to join the Imam in his conquest. Perhaps they named this reer after him.


https://www.somalinet.com/forums/viewtopic.php?f=321&t=378024

Blog Archive