Sunday, September 5, 2010

BEESHA CABAS MUUSE FARAX IYO DEEGAMADOODA BARO

Beesha cabaas Muuse Iyo beesha Magadle,iyo gobolka sanaag maxaa kala heesto is diwaangelinta.somaaliland_?

gobolka ay degaan beesha cabuus muuse iyo beesha magdle marka la fiiriyo caasimada cerigaabo iyo tuuloyinkoda beeshan oo loo yaqaano ama dadka deganka ay u yaqanaan magacweyn oo caan ku ah (beesha ugar)_

ugu dabeentin waxaa ku soo af jarnay ileen hadalka laguma tunto waxaa lee nahay in_(beesha ugar )_ ay indhaha furto oo la jaan qaado walaalaha ay degaanka wada degaan sida owgeed waxa wada ognahay in beesha cabaas muuse ee degan sida hoos ku xusan.

Gobolka sanaaag

• Casimada Gobalka cerigaabo iyo tuloyinka hosyimada

• Dagmada Laaasqoray iyo tuloyinka hosyimada

• Degmada baran iyo tuloyinka hosyimada

• Tuulada Mushxaleed

• Tuulada xabashawacle

• Tuulada hadaftimo

• Tuulada yuube

waxaa kalo jiro kuwa kale oo aan hadaa soo qadan oo isla markaana ku saleesan degaanada hoos yimidaada jamuriyada soomaaliland..



Beesha cumar muuse waxa ay dagtaa daganada

Gobalka bari

• Casimad gobalka bosaaso iyo tuuloyinka hosyimada

• Dagmada qandla iyo tuloyinka hosyimada

• Dagmada iskushuban iyo tuloyinka hosyimada

• Dagmada caluula iyo tuloyinka hosyimada

• Tulaada Xaafuun

Beesha cabaas Muuse Iyo beesha Magadle waxa ay degtaa

BEESHA CABAS MUUSE MAR AAN TAGAY HARGEEYSA WAXAAN SOO OGAADAY IN AY DAGAN YIHIIN WOOQOOYIGA SIIBA MAGALADA SHEEKH EE DARIIQADA.

SUURAHA BADAN EE XAMAR KA QAXAY WAA IN AY RAADSHAAN BEESHAN SURRE EE ISKA LUNTAY, SIIBA KUWA HADA JOOGA HARGEEYSA WAA IN AY U YEERAN OO LA SHIRAAN KUWAN JOOGA MAGALADA SHEEKH.

GUUL SUURE

No comments:

Blog Archive